Jawiga Saaka Ee Hargeysa Oo Rooban+Daawo Sawiro Iyo Muuqaal
March 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jawiga Ama cimilada magaalada Hargeysa ayaa saaka ah mid
rooban isla markaana waxaa deeganada Somaliland oo abaaro xoogani ka jireen mudooyinkii danbe badankooda ka curtey roobkii guga

