“Kufsi Sharci Baa Somaliland Ka Dhacay ..”Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi”Daawo Muuqaal
March 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Caadalada ee xisbiga mucaaridka ah ee
Waddani Barkhad Jaamac Xirsi oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka dayriyey xaalada Garsoorka ee Somaliland
Siyaasi Barkhad ayaa sheegay in Garsoorki dalku ee weecday isla markaana Somaliland ay ka dhacdey Kufi Sharci wax uu ku sheegay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan