Madaxtooyada Somaliland Oo La Filayo In Laga Raro Goobta ay Hada Tahay Iyo Halka Loo Asteeyay In Qasriga Cusub Laga Dhisi Doono
March 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxtooyada Somaliland la filayaa in la raro dhawaan, iyadoo la sheegay in loo arkay boqcadda ay hadda ku-taal, mid aan ku haboonayn, waxaana la qorshaynayaa in mustaqabalka dhow loo rari doono goob kale oo kaga haboon, taasi oo hadda lagu howlanyahay howlaheeda iyo sidii loo hirgelin lahaaba.
