Dawlada Kenya Oo Soo Maleegaysa Qorshe Aafada Qaadka Miirooga Ah Somaliland Lagu Keenayo
March 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday in dawladda Kenya iyo ganacsatada qaadka Miirooga ee dalkaasi ay wada hadal la bilaabi doonaan Somaliland, si Somaliland loogu iib keeno aafada qaadka Miirooga oo si Xun Caafimaada bina adaamka Ubaabi,iya.
