Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Ku Hanjabey Dagaal Somaliya Ka Dhan Ah ..”Waa Inoo Dagaal Iyo Waxii Aad Qaadi Karto”
March 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo ka soo yeedhay Raysal wasaaraha Somaliya Md Xassan Cali Khayre oo ku saabsanaa Heshiiska Saddex Geesoodka ah ee Dekada Berbera
Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa uu sheegay in hadalkaas ka soo yeedhay Raysal wasaaraha Somaliya ay u qaateen iclaamin dagaal isla markaana ay diyaar yahiin hadii ay Somaliland yahiin .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/t_YQac-Cjuw