War Deg Deg Ah”Guddida La Dagaalanka Sicir Bararka Somaliland Oo Amaradii Ugu Danbeeyey Soo Saarey Shirkadaha Isgaadhsiintana Digniin Culus Udiray”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
March 11, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u Magacaabey la dagaalanka
sicir bararka Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen amaradii ugu danbeeyey isla markaana waxaa ay sheegen in 13 bishan ay ugu danbeyso in adeegyada Zaad Iyo E-Dahab in lagu isticmaalo waxii ka yar $100
Sidoo kale guddida ayaa waxaa ay shirkadaha bixiya adeegyada Zaad iyo E-Dahab ay uga digeen in ay Systemkood aay isku bedel ku sameyeen lacagaha Doller-ka iyo Shilinka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan