Madaxweyne Biixi Oo Danjire Cawil U Magacaabay La Taliyihiisa Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya
March 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) u magacaabay la taliyaha madaxweynaha ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.
