Faalo:- Telesom waxay ilowdey in olalihii xisbiga wadani ay gacan ku lahayd !!!
March 14, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Aduunyada waa hadhkaa labadiisa galin
Ganacsatada iyo unaxariisashada umada somaliland waxaad moodaa inaaney ku jirin qorshahoodaba , waxaad arkeysaa ganacsade aan ogaleynba inuu wax ku soo celiyo bulshadiisa waliba kaabayaasha arimaha bulshada biyaha , waxbarashada iyo taageerida ciyaaraha. iwm.
Somaliland laba shirkadood ayaa maanta dhaqaalaha umada ka faaiideysta badankooda iyadoo labaa shirkadood ay dadka masaakiinta ah ukala wareejiyaan numbaro, wax lagu kala iibsada la yidhi iyadoo lacagtoodiii wax kala lagu qabsado…………. culimadu wali arintaa may cadeyn.
Shirkada telesom waxay si badheedh ah utaageertay xiligii olalaha iyadoo xisbiga wadani siisey telefoonadii
komishanku amaanada ugu dhiibey ee sirta ahaa . markaa muuse biixi ma ilaawo ninkii maalin jalaafo udhigey
ina aloore hashe geela cunta ee cabaada ayaad noqonaysaa , shalay markaa telefoonada bixineysay miyaanad is odhan wali muuse wuu guuleysanayaa ee wax sii dhigo…………………..