berberatoday.com
“Imaaradku Wuu Aqoonsadey Passport-ka Somaliland ..” Faysal Cali Waraabe Daawo Muuqal
March 19, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe

 oo ka mid ah waftiga uu hogaaminaayo madaxweynaha Somaliland ee Imaaradka ku sugan ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulamadii ay waftigaasi la yeesheen Imaaradka

Gudoomiyaha ayaa sheegay in dawlada Imaaradku ay aqbashay isla markaana ay aqoonsatey Passport-ka Somaliland ay ku xidhay shuruuda ah in Passport-ka Somaliland uu noqdo looca loo yaqaano Electronic Passport

 

 

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa sheegay in Imaaradku uu xafiis ka furan doono Hargeysa isla markaana xoolaha nool loo soo dhoofin doono 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/CoQlwNU5hWA

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews