Daawo Muuqalka”Golaha Wakiilada Somaliland Oo La Horgeeyay Mooshin Ka Dhan Ah Gudoomiyayaasha Golayaasha Deegaanada Dalka
March 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa maanta la hor keenay
mooshin ka dhan ah mayarada dalka kaas oo wax ka bedel lagu sameyn doono codka lagu ridaayo maayarada iyo ku xigeenada dalka .
Mooshinkan oo loo gudbiyey la taliyaha sharciga ee golaha wakiiladu waxaa uu saaka dib ugu soo celiyey xildhibaanada golaha isaga oo sheegay in mooshinkaasi uu yahay mid sharci ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan