Spain: Messi, Ronaldo Iyo Xiisaha Kala Horaynta Gool-dhalinta
March 20, 2018 - Written by Berbera Today
Madrid(Berberatoday.com)-Waxaa meel xiiso badan maraya Tartanka Gool dhalinta Horyaalka dalka Spain kadib markii uu Goolal badan dhaliyey weeraryahanka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo,
Cristiano Ronaldo oo kulankii ugu danbeeyey kooxdiisa u dhaliyey afar Gool ayaa soo tiigsaday Ciyaartoyda Barcelona ee Lionel Messi iyo Luis Suarez kuwaas oo iyagu ahaa kuwo goolal aad u badan ka dheeraa Ronaldo bartamihii Horyaalka La liga.
