Akhriso Shirkadda Facebook Oo Raaligalin Bixisay
March 22, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Mark Zuckerberg oo aasaasay Facebook ayaa qirtay in barta ay bulshadu ku xiriirto ay “khalad samaysay” taasina ay horseeday in shirkad samaysa latalin dhanka siyaasadda ah ay hesho xogta shaqsiga ee macaamiisha Facebook.
