berberatoday.com
Cajiib: Kombuyuutarka Ugu Yar Dunida Oo La Soo Saari Doona Isaga Oo Leeg Xabad Millix Ah !
March 22, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa xaqiiq ah in soo saartiisa aaladaha kala duwan ee aynu maanta isticmaalno ay soo  mareen marxalado aad u badan, haddii aynu eegno Kombuyuutarka aynu maanta isticmaalno waxa jirtay xilli xilliyada ka mid ah oo uu leekaa qol.

1Intaasi kadib, waxa soo baxay noocyo fara badan oo ka mid ah Kombuyuutarada oo gaadhay heer qofku ku qaadan karo garabkiisa, balse horumarka ballaadhan ee tiknoolajiyada caalamku ku tallaabsatay ayaa waxay sababtay in ay khubarada soo saara Kombuyuutaradu isku dayaan inay soo saaran kombuyuutar leeg Xabad millix ah.

Shirkadda IBM ayaa waxay sheegtay inay soo saari doonto Kombuyuutaro aad u yaryar kaasi oo noqon doona Kombuyuutarkii ugu yaraa ee dunida soo maray ilaa haatan, isla markaana uu noqonaya Kombuyuutar leeg xabad Millix ah.

Madaxda shirkadaasi ayaa arrintaasi waxay ku sheegeen Shirka sanadlaha ah ee shirkadaasi oo maalintii shalay.

Madaxda shirkadda ayaa sheegay in yaraanta Kombuyuutarku aanay ahayn mid u diidaysa inuu qabto shaqooyinka ay Kombuyuutarada caadiga ahi qabtaan, balse waxay sheegeen inuu noqon doono Kombuyuutar qabta shaqada ka badan shaqooyinka ay qabtaan kombuyuutarada haatan la isticmaalo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews