Liiska Magacyada, Qabiillada Iyo Shaqooyinkii Ay Hayeen Dadkii Lagu Xasuuqay Xeebta Jasiira Ee Duleedka Muqdisho 17-Julaay Ee Sannadkii 1989
March 23, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa ay ahayd mid ka mid ah dhacdooyinka xanuunka badan ee soo maray shacabka reer Somaliland iyo xasuuqii ay kala kulmeen taliskii Milatari ee Soomaaliya. Waa in kabadan 50-kii xubnood ee lagu xasuuqay xeebta Jasiira ee Duleedka Muqdisho sannadihii dabayaaqadii siddeetamaadkii markii uu figta sare marayay xasuuqa shacabka Somaliland lagu hayay. Waxa aan qormadan ku eegaynaa liiska magacyada, qabaa’ilka ay ka soo jeedeen iyo shaqooyinkii ay hayeen dadkaasi aan waxba galabsan ee haybtooda loo laayay waxaanay kala yihiin:
ARAB:
1.Hassan Abdi Muhumed (Ganacsade)
2.Mataan Abdi Habashi (Arday)
3.Fuad Abdillahi Ibrahim
GARXAJIS (Habar Yoonis)
1.Ibrahim Hasan Gelle US-OMC somalia
2.Ibrahim H. Abdillahi Dirie (Ganacsade)
3. Mohamed Ismail Ahmed (Ganacsade)
4.Yusuf Mohame Handulle (USAID)
5.Abiwahab Farah Ahmed (Arday)
6.Mohamed Mohamud Abdi (Ganacsade)
7.Hassan Aw Nur Barud (Ganacsade)
8.Abdi Osman Dubad (Ganacsade)
9.Mohamed Musa Mohamed (Ganacsade)
10.Mohamoud Bacadle Civil (Shaqaale Dawladeed)
11.Daud SH. Ibrahim
12.Farah Ismail Awale (Arday)
13.Dahir Mohamed Jama Warfaa (Ganacsade)
14.Dayib Abdi Burale (Ganacsade)
GARXAJIS (Ciidagale)
1.Husein Omar Husein (Ganacsade)
2.Saeed Mohamed Mumin (Ass.pro. Lafoole)
3.Musa Abdi Gaas (Ganacsade)
4.Abdi Barre Osman (Jaamici)
5.Barre Osman Abdi (Ganacsade)
6.Ali Aw-Muhumed Mohamed (burale) (Ganacsade)
7.Yusuf Abdillahi Roble (Jaamici PhD)
HABAR JECLO
1.Hussein Ali Aden (Ganacsade)
2.Saeed Nur Musa (Ganacsade)
3.Abdirahman Mohamed Bihi (Ganacsade)
4.Abdifatah Ahmed Jiir (Arday)
5.Ali Mohamed Dirie (Shaqaale Dawladeed)
6.Jama Aden (barosin) (Shaqaale Dawladeed)
7.Hussein Kheyre Abdi
SUBEER AWAL
1.Ali Mohamed Abdi (Arday)
2.Abdi Mohamed Abdi (Technician)
3.Ahmed Yassin Omar Jama (Ganacsade)
4.Mohamed Abdi Hassan (Ganacsade)
5.Ibrahim Hassan Ege (Technician)
6.Abdi Muhumed Daud (Ganacsade)
7.Jama Mohamed Abdi (Ganacsade)
8.Ahmed Hassan Elmi (Dheereeye) (Sportsman)
9.Rashid Mohamed Osman
10.Mohamed-Bashe Abdillahi Hebaan (Ganacsade)
11.Abdirahman Ahmed Dhimbil (Shaqaale Dawladeed)
12.Hussein Muhumed Farah (Shaqaale Dawladeed)
13.Abdirahman Mohamed Osman (beledi) (Ganacsade)
14.Abdirizaq Aydiid Mohamed (Arday)
15.Hussein Osman Jama (Arday)
16.Khadar Mohamed Ahmed (Arday)
17.Bihi Ibrahim Ahmed (Arday)
18.Hassan Nur Hersi (Arday)
19. Abokor Mohamed Yousuf (Arday)
20. Hassan Guure Abdi (Arday)
21.Khadar nuur Jama (Arday)
22.Ahmed Yusuf Ibrahim (Arday)
23.Mohamed Osman Jama (Arday)
GADABUURSI
1. Warsame Dugsiye Reydal (Arday)
MADIGAAN
1. Muhumed Abdillahi Warsame (Arday)
Waxa keliya oo ka badbaaday Cumar Muuse Mirre oo hadda ku nool dalka kuwayt.