Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Mudeeyay Xiliga La Bilaabayo Jidka Isku Xidhi Doona Berbera Iyo Wajaale
March 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay shaacisay wakhtiga si rasmi ah loo bilaabi doono jidka isku xidhi doona magaalooyinka Berbera iyo Wajaale .
