berberatoday.com
Safiirad Mareykan Ujoogi Jirtay Dalka Yemen Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadashay Qaabka Waxbarasho Ee Dalalka Carabta Iyo Doorka Siyaasad ay Ka Galaan Shaqsiyaadka waxbarashada Ka Saaqidaa
March 25, 2018 - Written by Berbera Today

Jane Marriott oo aheyd safiirka dalka ingiriiska u joogta dalka Yeman wax badanna iyadoo dibulamaasi ah ka shaqeeysay wadamada carabta baa tiri hadalkan mar ay ka hadleeysay waxbarashada wadamada carabta:

Nidaamka waxbarashada ee wadamada carabta dhanka ardayda dhameysata waxbarashada waxaa ka jira kala duwanaasho aad u weyn.

Ardayda heerka koobaad ama kaalimaha koobaad ah ee aadka u caqliga badan ama (cabqariyiinta) ah waxa ay galaan #Caafimaad ama #Enjineerin.

Meesha ay kuwa heerka labaad ah ay galaan kuliyadaha #maamulka ama #dhaqaalaha Waxa ayna noqdaan kuwa maamula kuwii heerka koobaad ahaa.

Halka kuwa heerka sedexaad ah ay u jiheestaan#siyaasada Waxa ayna noqdaan siyaasiyiinta wadanka Waxeyna xukumaan kuwii ahaa heerka koobaad iyo heerka labaad.

Waxaa kuu soo haray kuwa ku fashilmay waxbarashada waxaa ay aadaan #ciidankaqeybahiisa kala duwan iyo Booliska Waxaana lagu xakameeyaa siyaasada.

Laakiin mida ugu daran waa in kuwa aanan GALIN waxbarashada ama aan tegin iskuulka ay noqdaan odayaasha #qabiilada Oo amarkooda ay ku shaqeeyaan dadka oo dhan.

Haddaba wadamadaas maku jirtaa Soomaaliya??

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Xigasho: Ahmed Rashid Abdirahman Gentelman

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews