berberatoday.com
Holland: Gabadh Reer Hargeysa Ah Oo Ka Mid Noqotay Golaha Deegaanka Ee Magaalada Emmen
March 28, 2018 - Written by Berbera Today

Holand(Berberatoday.com0-Ugbaad Xasan Nuux Shabeel oo ka mid ah Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool Dalka Holand, ayaa loo doortay inay ka mid noqoto mid ka mid ah Goleyaasha deegaanka ee Dalka Holand.

Ugbaad oo haysata dhalashada Dalka Holand isla-markaana muddo dheer ku noolayd waxna ku baratay, ayaa ka qayb-gashay tartan loo galay ka mid noqoshada Goleyaasha Deegaanka ee Magaalada Emmen ee Gobolka Drenthe ee Holand, waxayna Ugbaad noqotay Inanta keliya ee Soomaaliyad ah ee doorashadaa ku soo baxda.

Ugbaad

Ugbaad oo ah Gabadh dhallinyaro oo reer Hargeysa ah ayaa boqolaal Tartame oo sinjiyado kala duwan iyo dalal kala duwan ka soo jeeda ayay sida qorraxda uga soo dhex booday.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews