Fadlan Haloo Gurmado Fanaanada weyn ee Sahra Axmed Jaamac oo Xaalad Caafimaad lasoo derisrtay
March 29, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Fadlan Haloo Gurmado Fanaanada weyn ee Sahra Axmed Jaamac oo Xaalad Caafimaad lasoo derisrtayHeestan’ Hargeysaay Ha Dheeleyin’ uu siduu Boobe Yuusuf Ducaale sheegay marxuum Sheekh Yuusuf Cali Gurey Sheekh Madar ku magacaabi jirey, Manaaibkii HGSA markay qaadayso, waxaan maanta u baahineynaa in Marwo Sahra Axmed Jaamac Maanta xanuusanayso, gacan-qabad iyo gurmad uga baahantahay S/Land dal,dibad iyo dawladaba .Intuu Maanta taariikhdeeda Boobe inooga sheegay ayaa inagaga filan maanta qiimeynteeda iyo qadarinteeda , yeeynaaan noqonin kuwey 2dan beyd ee soo socdaa tilmaamayaan (Meytideed Ammaantaynu nahay 2ayaamoodee/Ilow baa dabeetana xigiyo yuu ahaa hebele.) Ducada iyo deeqda 2daba ha layskugu darro oo haloodadaalo SAHRA