berberatoday.com
Fariin Caafimaad”Geedka Baamiyaha Oo La Ogaaday Inuu Daawo Uyahay Xanuunka Macaanka(Sonkorta)Iyo Qaabka Loo Isticmaalayo
March 29, 2018 - Written by Berbera Today

بسم الله الشافي المعافي……..
NABADEEY SOKOR …. INSHAA ALLAH.

Waxaan jecleestay in aan idin so gudbiyo macluumaad yar oo aad u faa’ido badan ee aan kasoo aqriyay Nin soo dhigay cinwaankiisa uu u leeyahay sida tan:

السلام عليكم ورحمة ……
Allha weyn magacisa ayan ku dhaaranayaa waxaan dhahayana allaha ayaa iga marag (Marqaati ah) waxaa i haleelay cudurka sokorta ah in ka badan sanad waxay gaartay ilaa 370 . Waxan bilaabay in aan qaato daawo oo ii soo qoray Doctor ku takhasusay daaweynta sokorta wuxuna iso qoray hal nooc oo kaniini ah … waan qaatay hadane 2 nooc kale ayuu igu soo daray .. ayadoo saas ay tahay aan daawada qaadanayo hoos u dhac badan kama aaman dareemin. 180 ayey gaartay waliba anigo cunaya cuntooyin khaas ah oo Doctor igala soo dardaarmay .
Waxaan aqriyay dardaaran uu soo qoray walaalkeena علي أبو كامل الهواري wuxuna dardaarankisa uu aha sida tan:
(SOO QAADO 4XABO OO BAAMIYA AH AFKA KA JAR KUNA RID KOOB BIYA KU JIRA OO CAADI AH SALAADA MAQRIB KADIB ILLAA SUBAXDII HAKU RADO ….. KADIB WAXAAD CABTAA BIYIHII KOOBKA KU JIRAY OO RADAY ISKA DAA BAAMIYAHA HA CABIN BIYAHA UUN CAB KADIB NUS SAAC AMA 1 SAAC QURAACDAADI CAADIGA AHAA CUN ))
Allaha ayan ku dhaartee aniga ayaa tijaabiyay oo boroobeeyay 2 maalin isku xikta maalinti ugu horeesay sokorta waxay hoos u dhacday ilaa (131) maalinta ku xiktayna waxay hoos ugu dhacday (112) waxaan idin dhahaayana allaha yaa marag iga ah . …..

FG :
Daawada Doctorka kuu soo qoray ha i joojinin inta aaad tijaabada wado illaaa aad iska dareento isbadal aad u weyn ay hoos u dhacdo sokorta . Kadib markaad isbadalka dareenta biyahaan iska isticmaal.

SHARE DHEH WAXA LAGA YAABAA IN QOf JIRADAAN LA ITAAL DARAN AAD BAD BAADISO ALLA AYAA WAX BADBAADIN KAREEE MAHADSANIDIIN.
Turjumid Carabi to Somali. (CADDE).

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews