berberatoday.com
Turkiga Oo Ku Hanjabay Inay Weerari Doonaan Magaalada Manbij Oo Saldhig Millatari U Ah Ciidammada Maraykanka
March 29, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Manbij(Berberatoday.com)-Dowladda Turkiga ayaa soo saartay digniin cusub oo ay u jeedisay dagaalyahanada Kurdiyiinta ee ay taageerto dowladda Mareykanka ee ku sugan magaaladda Manbij.

Urdugaan-150x150

Golaha ammaanka qaranka Turkiga ayaa soo saaray bayaan ay ku sheegeen in xukuumadda Ankara ay tillaabo qaadi doonto haddii dagaalyahanada YPG aysan halkaasi isaga bixin.
Ciidamada Turkiga oo gacan ka helaya maleeshiyaad ayaa horey u qabsaday magaalada Afrin oo ku taalla galbeedka magaaladda Manbij taasi oo ay horey gacanta ugu hayeen xoogagga Kurdiyinta YPG.
Dowladda Turkiga ayaa in muddo ah ku hanjabaysay in ciidamadeeda ay u dhaqaaqi doonaan dhanka magaalada Manbij.
Magaaladan Manbij ayaa waxaa saldhig ku leh ciidamada Mareykanka, waxaana walaac laga muujinayay in ay isku dhacaan ciidamada Mareykanka iyo kuwa Turkiga oo ah laba dal oo NATO ka wada tirsan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews