berberatoday.com
Akhriso”Masuuliyiinta Maanta Madaxweyne Muse Biixi Magacaabay , Beelaha Ay Ka Soo Jeedan Iyo Beesha Ugu Saamiga Badan
April 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday,com)-Halkan Hoose Ka Akhriso Beelaha Ay Ka Soo kala Jeedan Masuulyiintii uu maanta madaxweyne Biixi magacaabey
1. Cabdinaasir Axmed Xirsi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda– ( Habar jeclo )
2. Cali Xuseen Nuur Beegsi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha -(Samaroon)
3. Dr. Axmed Cali Maax Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha –( Arab )
4. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha – (Garxajis / Habar Yoonis )
5. Prof. Cabdi Nuur Axmed (Cabdi Guray) Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha – ( Dhulbahante / Faraax Garaad / Barkad )
6. Xuseen Maxamuud Maxamed Xasan Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda – (Habar Jeclo) –
7. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska – (Habarjeclo )
8. Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Muxummed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta – (Ayuub )
9. Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta – ( Habarjeclo )
10. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada – ( Habar Awal / Ciise Muuse )
11. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Naakhuude Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga – ( Habarjeclo )
12 Jamaal Cabdi Muuse Diiriye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha- (samaroon / Habar Cafaan )
13. Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda – ( Habar Awal / Sacad Muuse / Cabadle Abakor )
14. Cali Maxamed Cali Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka – (warsangeli )
15. Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka – (Garxajis / Ciidagale )
16. Axmed Muuse Muruud Muxumed Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska – (Habar Awal )
17. Cabdikariim Xuseen Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha – ( Arab )
18. Cabdillaahi Maxamed Xaaji Ducaale Safiirka Somaliland u fadhiya Midowga Africa- Habar jeclo
20. Axmed Cismaan Xasan Cilmi (Tima-cadde) Guddoomiyaha Gobolka Saaxil-(samroon )
21. Mustafe Cabdi Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle – (Dhulbahante )
22. Khadar Baaruud Cumar Cabsiiye Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex ( Habar Awal / Sacad Muuse )
23. Maxamuud Ibraahin Axmed Ducaale (San-dheere) Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saaxil- ( Garxaajis / Habar-Yoonis / Muuse Cabdale )
24. Faysal Aw Jaamac Xirsi Xawte (Ilka-case) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda U-diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka – (Dhulbahante )
Berberatoday.com
COMMENTS
|