Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Itoobiya Oo Sheegay In Uu Wada Hadal La Gali Doono Dalka Eritrea.+Akhriso
April 2, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Rai’sal wasaaraaha cusub ee Dalka Itoobiya Abiy Ahmed,ayaa maanta loo dhaariyay xilka Ra’isalwasaraaha Dalkaasi,waxaana munaasibadda dhaarta kaddib uu khudbad uu jeediyay ka sheegay in uu raadinayo wadahadal uu la galo dalka Eritrea.
