Akhriso liiska Xilalka cusub ee loo magacaabey Beesha Bariga burco iyo Sadbursiga Muuse biixi siiyey
April 5, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday,com)-Beesha Bariga burco oo magaacaabistii udanbeysay kaalinta koobaad ka gashey iyo xilalka cusub ee loo magacaabey……
1. Cabdinaasir Axmed Xirsi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda– ( Habar jeclo )
2. Xuseen Maxamuud Maxamed Xasan Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda – (Habar Jeclo) –
3. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska – (Habarjeclo )