Daawo Muuqalka”Dagaalkii Ka Dhacay Deeganka Fadhigaab Ee Gobalka Sanaag Oo La Shaaciyey Inta Ruux EE Ku Nafweyday Iyo Inta Ku Dhawaacantay
April 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey dagaal shalay laba beelood ku dhex maray deeganka Fadhi-Gaab oo ka tirsan gobalka Sanaag
Gudoomiyaha gobalka Sanaag Maxamed Axmed Caalin Tiinbaro oo la Hadley idaacada BBC-da waxaa uu sheegay in dagaalkaasi ay ku dhinteen 3 Qof kuna dhawaacmeen 8 Qof oo kale ilaa imikana xaalada tuuladu aay degantahay,
https://youtu.be/wnozUzB1Y_4?t=39
Berberatoday.com