Daawo Muuqalka”Saxafiyiintii Shaqada Wasaarada Warfaafinta Laga Joojiyey Oo Raali Galin Ka Bixiyey Hadalo Uu Dhibsadey Wasiir Guribarwaaqo
April 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shaqaalihii dhawaan laga joojiyey shaqada wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxaa ay maanta raali galin ka bixiyeen hadalo uu dhibsadey wasiirka warfaafintu oo dhawaan ay warbaahinta u mariyeen.
Shaqaalaha ayaa waxaa ay warqada raal galinta arintaas ku saabsan ay maanta u gudbiyeen gudoomiyaha Haaya’dda shaqaalaha Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Isp7TzdUz4g?t=64
Berberatoday.com