berberatoday.com
Saraakiil Ku Geeriyootay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Xamaas Kuwaasi Oo Ku Jiraan Saraakiil Sare .
April 14, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Sadex sarkaal oo ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha somaliland ayaa hada ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay duleedka tuulada xamaas ee magaalada Berbera kadib markii ay isku dhaceen gaadhi bas oo ay leedahay shirkada Bari Iyo Galbeed oo ah nooca basaska waaweyn iyo Gaadhi Land Crusser ah oo Saraakiishu waten .

sadex marxuum oo aanan ilaa hada labo kamid ah magacayadooda aana helin marka laga reebo Gaashanle Dhexe Cabdi Cabdilaahi Warfaa (CABDIWALI) Oo katirsan saraakiisha ciidanka  Bada Somaliland sida uu noo sheegay taliyaha cuiidmada Bada ee Berbera,

mid kamid ah sadexda mayd ayaa la xaqiijiyey inaan ilaa hada uu ku jiifo mid kamid ha gaadiidka isku dhacay oo hilbihii ku hoos jiraann taasi oo lala tacaalayo sidii looga saari lahaa halka labadii kalena dirqi looga saaray maydkoodii  .

sidaasi waxaa noo xaqiijiyey taliyaha ciidanka Badda Fadhiisinkeeda Berbera iyo gudoomiyaha Gobolka Saaxil 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews