Daawo Muuqalka:Uurcade Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Shalay Xisbiga Waddani Ku Sameeyey Eedo Culus-na Ujeediyey Gudoomiye Ciro ..” Ciro Waa Soomali Weyn .” + Muuqaal
April 15, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayihii hore ee xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade
ayaa waxaa uu ka hadley xil ka qaadis ay shalay ku sameyeen guddida fulinta ee xisbiga Waddani , waxaana u sheegay in xil ka qaadistaasi ay tahay mid aan sharci aheyn isla markaana aan waafaqsaneen xeerka xisbiga Waddani
Sidoo kale Uurcade , xoghayihii hore ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu dhaliilo culus u jeediyey gudoomiyaha xisbiga Waddani oo uu ku sifeeyey in uu yahay Masuul Soomali Weyn ah waa sida uu hadalka u dhigaye
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan