Gudoomiyihii Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Oo Iscasilay
April 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd in uu iscasilay si rasmi ah ugu dhawaaqey Gudoomiyihii guddida wanaag farista iyo xumaan reebtista Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdala

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdalla ayaa ka gaabsaday in uu faahfaahiyo sababta uu isu casilay, hasayeeshee waxa uu si kooban u yeeshay in uu Hawsha ka wadi kari waayay dad kale oo faro gelin ku hayay.