Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Shirkadaha Maamula Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo Qiray Inay Shidaal Wasakhaysan Keeneen
April 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Sare ee Shirkadaha Gacanta ku haya Haamaha Kaydka Shidaalka Somaliland ee magaalada Berbera ee Berbera Oil Group, ayaa markii ugu horreysay si cad u qirtay inuu jiro Shidaal wasakhaysan oo lagu shubay Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera, kaas oo ku faafay Suuqyada Shidaalka ee Somaliland, isla markaana Khasaare u geystay Gaadiid kala duwan.