berberatoday.com
“Eedihii Cabdiraxmaan Ciro Ka Soo Yeedhay Waxay Ahaayeen Kuwo Ka Dhashay Dayawgii Uu Ka Qaaday Doorashadii Lagaga Guulaystay, Waxa Uu Ku Hadlayna Waa Mid Xaqiiqada ka Fog”Ex Wasiir Maxamud Xaashi”Daawo Muuqaal
April 21, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)– Wasiirkii hore ee wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi isla markaana iminka ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu ka jawaabey eedeymo uu dhawaan Gudoomiye Ciro u jeediyey Madaxweyinaha Somaliland Muuse Biixi iyo Madaxweynihii hore Axmed Siilanyo

Sidoo kale Maxamuud Xaashi ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay dhawaan golayaasha baarlamaanka Somaliland ay hor keeni doonto heshiiska dabta ah ee Dekada Berbera , maadama saamihiii ay hore u ansixiyeen wax iska bedeleen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/OoAqYyckzhQ?t=16

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews