“Khudbadii Shalay Ee Ciro Run Bay Aheyd , Madaxda Somaliland-na Marna Somaliya Inoo Caayi Mayaan Marna”Cabdikariim Axmed Mooge”Daawo Muuqal
April 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge oo telefishanka
HCTV wareysi siiyey isaga oo ku sugan magaalada Borama waxaa uu sheegay in khudbadii shalayee gudoomiye Ciro ay aheyd khubadwaxyaabo badan oo xaqiiq ah ka Hadley , balse ciro looga baahna in maalintii doorashada loo tartamaayey uu jeediyo maanta-na ay tahay khudbad wakhtigii la soo dhaafay
Sidoo kale Cabdikariim Axmed Mooge ayaa shegay in madaxda reer Somaliland in aaney isku heleen in ay marna Somaliya inoo cayaan marna ay dalka keenaan heshiiyadii ay Somaliya Saxeexdey ee dekada Berbera