berberatoday.com
Musuul Katirsan Urur Udagaalama Xoriyada Falastiyiinta Ee Xamaas Oo Lagu Dilay Dal Muslima Uu Ku Sugnaa
April 22, 2018 - Written by Berbera Today

Malaysia(Berberatoday.com)-Barfasoor Falastiini ah xubinta ka ahaa ururka hubaysan ee Xamaas ee falaistiiniyiinta ayaa waxaa lagu dilay rasaas laga soo furay gaadhi dhexdiisa mar uu marayay mid ka mid waddooyinka caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lumpur uu kusugnaa.

Image may contain: 2 people, people standing

 Qoyska 35 jir-kan lagu magacaabo Fadi al-Batsh, ayaa waxa ay sirdoonka Israa’iil ee Mossad ku eedeeyeen inuu ka dambayeen dilka Sabtidii ninkaasi loo gaystay.

Saraakiisha Malaysia ayaa sheegay in dadka laga shakisan yahay inay falkan gaysteen la rumaysan yahay inay xidhiidh la leeyihiin hay’ado sirdoon oo dal shisheeye.

Halka saraakiisha Israa’iil aanay weli wax war ah ka soo saarin dilka barfasoorkaasi loo gaystay.

Xamaas ayaa waxa ay Israa’iil ku eedaysaa inay horay u khaarijisay khubarada Falastiiniyiinta ee dibadda ku nool, walow hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad aysan weligeed xaqiijin howlgallo noocaas oo kale ah.

Kiis dhawaantan ku lug lahaa dilka nin u dhashay waddanka Tuuniisiya ayaa waxaa la rumaysan yahay inuu ahaa khabiir Xamaas ka tirsanaa oo ku takhasusay diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ee drone-ka loo yaqaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews