Daawo Muuqalka”Gudoomiyihii Gudida Arimaha Gudaha Iyo Nabad Galiyada Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahin Jaamac Reyte Oo Xilkaas Iskacasilay Iyo Sababtoo Uu Sheegay
April 23, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ahaa gudoomiyihii gudidda nabad gelyada iyo difaacada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in uu xilkaasi iska casilay .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan