berberatoday.com
Berbera”Magaalo Xil Raadsashadu Macruuf Ka Tahay Laakiin Aanay Xoola Raadsashadu Muhim Ka Ahayn”W?Q Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed
April 25, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera

1 magaalo gelinka hore taraafika la wada moodo

(jaakeedka shaqada ee ay dekedda u gashadaan oo kii taraafikada u eeg dartii)

gelinka danbena magaalo jin la wada moodo.

( gaawaadhida ay wataan oo muraayaduhu u wada dallacanyihiin iyaga oo kulaylka dartii qaboojiyayaashu u wada shidanyihiin sidaa darteedna adigu ma argatid laakiin iyagu way ku wada arkaan sidii jinka)

habeenkiina magaalo galbeed la moodo

( raashinka waddaniga ah oo aad looga isticmaalo xilliga cashada darteed)

2 magaalo lixdan jirkeedu xammaal yahay labaatan jirkeeduna agaasime yahay,

3 magaalo aan balwadda iyo beelnimada midna la isku fiindhayn amma la isku qoonsan,

4 magaalo iswada taqaana wada weji taqaan is wada magac taqaan is wada number taqaan is wada shaqo taqaan,

5 magaalo xil raadsashadu macruuf ka tahay lkn aanay xoola raadsashadu muhim ka ahayn,

6 magaalo aqoonteeda ilbaxnimadeedu ka sarrayso,

7 magaalo saboolka korisa soo galootigana baashirta,

8 magaalo ganacsigeeda ugu badani yahay makhaayad lagu qayilo iyo albeerko la seexdo ,

9 magaalo isu kalbaxan oo kaftan wadaag leh weliba dhalliinyaro gob ah oo gacmaa is haysta leh,

10 Magaalo hargaysi maal u ka jeriso iyana hargeysa mansab ka jerisa,

11 magaalo culimadeeda cidwaliba la shaqayso,

12 magaalo fitis badan oo da,yar badan oo haddana amni badan,

13 ugu danbeyn magaalo dawladda muuse iyo maayirkeedaba muxaafid u ah.

 

W/Q Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews