berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex(Hargeysa)Oo Xukun Ku Riday Boqor Cismaan Buurmadow Iyo Boqorka Oo Iminka Loo Dhaadhiciyey Xabsiga Weyn
April 26, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobalka Maroodi –Jeex  Hargeysa ayaa waxaa ay maanta xadhig dhan 5 shan sanno ah ku xukuntey Boqor Cismaan awmaxamud Buurmadaw  oo dhawaan Xabsiga la dhigay balse damaanad ku joogay magaalada hargeysa iyada oo dacwad ka dhan dawlada somaliland ku socotay taas oo la xidhiidhay inuu waxyaabaha lidi ku ah Qaranimada Somaliland kaga hadlay Goob caleema saar oo lagu boqraayay Beeldeeqe reer Putland ah deegaanka Carmo ee gobolka Bari Bosaso.

Boqor Buurmadow ayaa isla iminkaba loo dhaadhiciyey jeelka weyn ee magaalada Hargeysa .

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews