berberatoday.com
Xukumada Muuse Biixi o shaacisey inay talaabi ka qaadi Doonto Shirkadii Dalka Keenay Shidaalka wasakhaysan oo Khasaare Mug weyn Gaadhsiiyey…..
April 26, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Xukumada  Muuse Biixi o shaacisey inay talaabi ka qaadi Doonto Shirkadii Dalka Keenay Shidaalka wasakhaysan oo Khasaare Mug weyn Gaadhsiiyey…..

Golaha Wasiirada Xukumada  Muuse Biixi ayaa soo saaray Qaraarkan:

1. In tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado shirkadihii keenay shidaalkii wasakhaysnaa ee dhibaatada soo gaadhsiiyey qaar kamid ah gaadiidka dalka.

2. In Hay’adda Dhawrista tayada Somaliland ay la wareegto awoodda shaybaadhka hubinta shidaalka ee yaalla xarunta keydka shidaalka, si loo sugo tayada shidaalka dalka soo gelaya.

3. In xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland keento lab (Shaybaadh) ay is u leedahay xukuumaddu laguna hubiyo tayada shidaalka waddanka soo gelaya, isla markaana kor loogu qaado awoodda
hay’adda dhawrista tayada ee dalka.

4. In wasaaradda ganacsiga, wershadaha iyo dalxiisku yeelato awoodda ugu dambaysa ee shidaalka dalka gudihiisa lagu isticmaalayo.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews