Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Hadlay Xukunka Lagu Riday Boqor Buurmadow Iyo Qodobada Loo Cuskaday
April 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Axmed Dalmar Ismaaciil ayaa waxa uu ka hadlay Xukunka lagu riday Boqor Buurmadow iyo Qodobada loo cuskaday Xukunkiisa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka