Sharabaado Magaca ALLAH SWT Lagu Soo Xardhay Oo Suuqyada Hargeysa Lagu Arkay Iyo Sheekh Xidhashooda Bulshada Oo Looga Digay”Daawo Muuqal
April 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo ah guddoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Sekeda Somaliland oo khudbad ka jeedinayay Mid ka mid ah masaajiida Magaladda Hargeysa ku yaala ayaa ka digay xidhashada sharabaado uu ku qoran yahay Magaca Allaah (S.W) kuwaas oo lagu iibiyo Suuqyadda Hargeysa.
