“Dawlado Aan Isku Siyaasad Iyo Isku Dano Milatry Ahayni Saldhigyo Iskama Dhex Samaysan Karaan, Imiraatkuna Inama Aqoonsana”Agasaaimaha Madaxtooyada Maxamed Cali Bile Oo Sanad Kahor Ka Hadlay Khatarta Saldhiga Ciidan Ee Berbera Imaaraatku Samaysanayo”Daawo Muuqal
April 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile ayaa muddo hada laga joogo hal sano isla markaana aheyd ka hor intii aanu noqon Agaasimaha Madaxtooyada waxaa uu si faahfaasan uga Hadley saldhiga ka dhalan karta Saldhiga ay xukuumada Somaliland magaalada Berber aka siisay dawlada Imaraadka Carabta .
Maxamed Cali Bile ayaa khatartaasi mid mid u dul istaagay isla markaana waxaa uu sheegay in Imaaraadka oo saldhigaasi la siiyey aanu Somaliland aqoonsaneen balse uu Somaliya aamisan yahay , sidoo kale waxaa uu sheegay in dhamaan dawlaha saldhigaasi dulaan lagaga qaado ay kula coloobi doonan oo aaney colaadu ku koobnaan doonin Imaraadka oo Kaliya