Daawo Muuqalka”Wiil Farsama Yaqana Oo Burco Ku Sameeyay Gaadiid Isugu Jira Cagaf, Iskarogo,Gaadiid Ciidan Iyo Diyaarad Kuna Shaqaynaya Tamarta Cadceeda”Cajiib
May 2, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa maalinba maalinta ka dambeysa waxaa kusoo badanaya dadka hal abuurka ah ee wax sameeya, taasi oo hadii la maal galiyyo ay noqon lahayd somaliland mid horumar gaadha