Dil fool Xun Oo Ka Dhacay Muqdisho Iyo Gabadh Ushaqeysa Hay’ad Shisheeye Oo Lagu Khaarajiyay
May 2, 2018 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Maleeshiyaad ka tirsan xagjiriinta Al-Shabaab ayaa galinkii danbe ee maanta ku toogtay magaalada Muqdisho Gabadh la sheegay inay la shaqeyn jirtay Hay’ad hoostagta QM.