berberatoday.com
War degdega: Geeri ku timi Ex Wasiir Cali ibraahin ” Cali Sanyare ” oo Wadanka Switzerland ku geeriyooday iyo warbixin aanu ka helnay !!!!
May 2, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee waxa Goordhaweyd ku Geeriyooday Cusbitaal ku yaalla Magaalada Geneva ee dalka switzerland Cali Ibraahin “Cali Sanyare” oo ahaa Aqoonyahan & siyaasi Ruug cadaaya,Marna noqday Wasiirka Qorsheynta Xukumadii Daahir Rayaale.

Marxuum Cali ayaa Tibaaxo uu helay warfidiyeenka berberatoday.com xaqiijiyeen in Cali sanyare uu wadanka Switzerland u tagey caafimaad , halkaasi oo dhakhtarkii uu ku jirey uu ku geeriyooday.

waxaa sidaanu ku warhelayno maalmulka madaarka cigaal sheegeen in cali sanyare la keeni doono dalka si loogu aaso wadankiisa hooyo .

Alle how naxariistee Ex wasiir cali sanyare oo ahaa aqoonyahan ka soo shaqeeyay intii u badnayd hayadaha UN ta  . kana gaadhay jago sare.

Bahda berberatoday waxay tacsi udirayaan ehelka iyo qaraabada iyo somaliland oo dhan kana tacsiyeynayaan geerida ku Timi cali sanyare

Gaar ahaan Macalin siciid gaana oo ay walaalo ahaayeen marxuumka……

inaalilaahi wa inaa illeyhi raajicuun………………………… kulu nafsi daaiqatul mowt…………..

Samir iyo iimaan alle haynaga wada siiyo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews