berberatoday.com
Waxaa iga nixiyey wadaad ka caana somaliland oo lay sheegay inuu shaqaale beeraha u fala ka soo kaxeysanyo Masar !!! Wadanka ma ajaanib ayuunbaa lagu soo wadaa ???
May 2, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Shalay xili abaaro casar ka dib aha ayaan soo fadhiistey maqaaxi waxaan isku aragney nin aanu kala baadney oo aanu saxiib nahay iley magaalada ayuuba ka guurey ma ogi lakin iisheeg ana ka dhurey warka , sheeko iyo sheeko ka dib waxaa ragu kala qaataaa inta badan markuu sheekada kala dhameysto qorshaha iyo himilada sanadada soo socda oo uu mustaqbalkiisa wax qabad ugu jirta , ma ka dagdegin inaan ana dhagta sii raariciyo oo sheekadiisa ka guro.  waa halkii cabdi salaan hereri waa tahayda ! ayaan badiyey.

Waxaa sxbkey qorshihiisa ka jirey inuu tago masar kabacdina uu ka soo kexeeyo shaqaale muqaawil ah oo beeraha fali yaaqaana ! haye  oo sxb maxaad ku falaysaa ? hadlkiiban ugu celiyey.

kuye walaalkey oo aan aqaano lakin aanan rabin inaan halka ku xuso (sxbkey Walaalkii waa Culimada somaliland raga ugu waaweyn).

Walaalkey ayaa raba inuu beer sameysto oo dhulkii iibsadey beer balaadhan ayuu sameysanayaa shaqaale masaariyaan udoonayaa ! waa tahay.

waxaan ku war celiyey gobolkuu ka sameysanayaa waa gobolkii beerahee miyaa la waayey shaqaale xirfada yaqaana ?

sxbkey: mayee dadku waa wada caajis si fiican kuugu falimaayaan.

aniga: waxaan ku weydiiyey miyaad afar inan oo gobolka dhan beeraha casriga ah bara udirtaan 6 bilood oo course ah kaasaaba idiinka kharash yare?

may sxb ma rabno iigu war celi ana waxaan ku idhi hadaa waayahay !!!!! dadkii iyo dhalinyaradii wadankii hadii sidaa looga boodsan yahay maxaan ka qaban ……!!!!!

hadaba maanta ayaan sheekadii ilaa xalay safar baan ku jirey lakin waan ka seexan waayey waxaan idhi maqaal ka samee si aad baraarujin uu noqdo oo sheekada bandhig

Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ayaan ogaysiinayaa oo madaxaweynaha qaranka ayaan ogaysiinayaa .

Nin waloo wax haystaa markuu raba inuu shaqaale keensado oo idina aad leedihiin shaqaale ajaanibka waxba kama qaban karno markaa ujeedadiin ma ha lays qashaaba

dhalinyaradii maanta hargeysa xaafadaad martaba mobilkaa lagaa qaadayaa , waxaana keenay waa shaqo laáan.

hadba xukuumada iyo shacabkaba waxaan usoo jeedinayaa inaan nina ka ogalaan raga lacagta haysta ee dhargey dhiig miirashada ku jira inaan laga ogalaan iney muqaawilka shqaalaha ah wadanka soo galin . xukuumadu dhagaha ha furto.

 

wabilaahi tawfiiq….

cabdi c/laahi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews