Hogaanka Dhaqanka Beel-Waynta Makaahiil (Gadabuursi) Oo Shirweyne Deg Deg ah Ku Baaqay
May 3, 2018 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Xubno ka mid ah Hogaanka Dhaqanka Beel-waynta Makaahiil (Gadabuursi) oo Shir jaraa’id maanta ku qabtay Magaalada Boorama ayaa waxa ay Iclaamiyeen Shirwayne Deg Deg ah oo ay iskugu iman doonaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka