berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Somaliland Oo Laga Xusay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Ee Adduunka
May 4, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ee Adduunka ayaa magaalada Hargeysa waxaa lagu qabtay kulan lagu xusaayay xuska maalintan.

Kulankan oo Shalay ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa Maanta la soo gebogabeeyay, iyadoo ay barbar socotay  xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda.

Saxaafadda

Kulanka oo uu soo qaban-qaabiyey Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa waxa ka qayb-galay Suxufiyiinta ka hawl-gala Hay’adaha kala duwan ee Warbaahinta Somaliland, Xubno ka socday Bahda Garsoorka, Xeer ilaalinta Qaranka iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah.

Warkaasi oo faahfaahsan halkan Hoose Ka Daawo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews