Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Somaliland U Balan Qaaday Inay Sucuudiga Ku Qancinayaan Xayiraad Ka Qaadista Xoolaha Nool
May 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa Somaliland u balan qaaday inay dawladda Sucuudiga ku qancin doonto inay xayiraadda ka qaado xoolaha Nool ee ay xayiraadda saartay ee ka dhoofa dekedda Berbera.
