Daawo Muuqalka”Gudidii Loo Xil Saaray Aaska Marxuun Siyaasi Cali Sanyare Oo Shaaciyey Wakhtiga La Aasayo
May 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddidii madaxweyne Muuse Bixii u xil saarey aaska marxuum Cali Sanyare oo dhawaan ku geeriyoodey dalka Switzerland ayaa waxaa ay sheegeen wakhtiga dalka la keeni doono meydka isla markaana la aasi doono
Guddid ayaa sheegtay in meyda la keeni doono maalinta salasada ah ee ay bishu tahay 08.05.2018 subax nimada
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan