berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Cafis Ufidiyay Niciima Abwaan Qorane Oo Qaran Dumisnimo Ku Xukunayd
May 7, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-War deg deg ah oo hada soo gaadhey xafiiska war qabadka ee shabakada Berberatoday.com ayaa waxaa uu sheegayaa in hada ay xoriyadeedii ay heshay Niciima Abwaan Qorane oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhneyd Somaliland gaar ahaan Xabsiga Magaalada Gabiley  isla markaana lagu xukumay Afar sano oo xadhig ah kadib markii lagu helay danbiga ah inay qaranka Somaliland danbi qaran dumisnimo ah ka gashay iyada oo Muqdisho ka ololaysay Midnimada Wixii laysku odhan jiray Somali weyn iyada oo matalaysa Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis madaxweyne ku sii daayey Niciima. oo ku xidhneyd jeelka Dumarka ee magaalada Gabilay.

Image result for Naciima Qorane

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews