Daawo Muuqalka”Xildhibaan Maxamed Cali Dheere Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Xanaf Iyo Baaq Dagaal Ahaa Oo Kasoo Yeedhay Cali Cabdi Dheere Iyo Rashiid Haaruun Oo Katirsan Golaha Deegaanka Berbera Kana Hadlay Xaalad Ka Taagan Deegaanka Bahdoon Oo Katirsan Gobolka Saaxil
May 9, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Xildhibaan Mohamed Cali Xaaji Ahmed ” Xeebaha La Sheeganayo Waxaan Ugu Tallo galnay In Mustaqbal Caruurtu Noogu Ciyaarto ” Takale Gerid , Bahdoon ,Kabaal ,Karin ,Laasciidle ,Sanka Barisku Yey Ahaayeen Shalaa Wadanka Abaar Iyo Daaq Ku Timaadeen ,
Cid Danbe Ka Dhagaysan Mayno Saaxil Sheegasheeda sidaa waxaa Yidhi Xildhibaan Maxamed Cali Dheere Oo Kamid Ah Xildhibaanada Laga Soo Doortay Dhinaca Bari Ee Gobolka Saaxil .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Xildhibaanka Oo Dhamaystiran
https://youtu.be/0C7FAAgKScE