berberatoday.com
Dagaal Laba Beelood Ku Dhex Maray Magaalada Ceel Afweyn Iyo Deeganada Hoos Yimaada Iyo Khasaaraha Ka Dhashey
May 9, 2018 - Written by Berbera Today

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Dagaal saaka Subaxii Bilowdey ayaa waxaa uu gudaha magaalada Ceel Afweyn ku dhexmaray laba beelood oo halkaasi wada daga isla markaana kala ah ( Sacad Yoonis ) iyo Biciide .

Dagaalkan ayaa waxaa uu sidoo kale ka bilowdey deegano hoos yimaada magaalada Ceel Afweyn kuwaas oo kala ah Dhidinka iyo deegano kale

 

 

Dagaalkan ayaa maalmihii ugu danbeysay waxaa hub urursigiisa laga dereemayey magaalada Ceerigaabo 

Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay in ay goor dhaweyd halkaasi u dirtay ciidamada qaranka si ay labadaasi beelood u kala dhex galaan

Ilaa hada ma kala cada khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey dagaalkan balse wararka ay Warbaahinta Madaxa banaani helayaan ayaa sheegaya in uu jiro dhimasho iyo dhaawac ba

Wixii warar Kasoo Kordha dagaalkan Kala Soco Shabakada Wararka Berberatoday.com

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews